Ciidamada Milateriga oo talis weyn ka sameysanaya Baardheere & Ujeedada (Sawirro)

Taliska Guutada 10aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalka ee Gedo ayaa sheegay in Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo laga furayo Taliska laga hagayo dib u xoreynta Gobalka Jubada Dhexe ee ay gacanta ku hayso kooxda Al-shabaab. G/Sare Max’ed Caddow Cali (Sanka) Taliyaha Taliska Guutada 10aad ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobalka Gedo iyo xubno … Continue reading Ciidamada Milateriga oo talis weyn ka sameysanaya Baardheere & Ujeedada (Sawirro)